한국   대만   중국   일본 
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta - Wikipedia Jump to content

Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta

Ka Wikipedia
Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta
Adalet ve Kalkınma Partisi

Macluumaad gaar ah

Website akparti.org.tr

Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta , Waa xisbiga talada dalka Turkiga haya waxaana aasaasay madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan . Xisbigaan waxaa lagu maamuusaa in uu dalkaas horhmar baaxad leh, xasilooni siyaasadeed iyo iskufilaansho dhaqan-dhaqaale gaarsiiyay, waana midda sababtay in ay sare u kacdo kalsoonida dadku ku qabaan dawladdooda uguna guuleysteen 11 doorashooyin shacbi ah oo isugu jira; doorasho Madaxeed, Dawladaha-hoose, si dastuuri iyo Baarlamaani ah. Waxaa hadda guddoomiye ka ah Xisbiga Ra'isulwasaaraha Binali Yıldırım .