Yaaqshiid
|
---|
|
?????
|
|
waxay Yaaqshiid ku taalaa Somalia ama
|
Dalka
| Soomaaliya
|
---|
Gobol
| Banaadir
(BN)
|
---|
Degmo
| Yaaqshiid
(Muqdisho)
|
---|
Waaxyaha
| :
Suuq-Bacaad, beerta raaxada ee ganacsadaha imran, Tawfiiq, Fagax, Caymiska, Juungal, Jen Daa'uud iyo buula geesaale
|
---|
|
? Duqa
| C/weli C/laahi Maxed Shirbow (Gudoomiyeha Degmada Yaaqshiid)
|
---|
Area
| 67 km
2
(26 sq mi)
|
---|
Joogga
| 5 m (16 ft)
|
---|
|
? Dhammaan
| 1.5m
|
---|
Magac kale
| Ree Yaaqshiid
|
---|
Aag saacadeed
| UTC+3
(
UTC
)
|
---|
? Xagaa (
DST
)
| UTC+3
(
UTC
)
|
---|
Thiinada Boostada
| 10016
|
---|
Thiinada Tel
| Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
|
---|
Ciidaha
| Ciid weyn iyo ciid yar
|
---|
Maalinta Ciidda
| 10ka Carafo iyo 1da soon fur
|
---|
Website
| Mareegta internetka
|
---|
E-mail dc.yaaqshiid@mogadishucity.net Facebook/degmadayaqshiidh.com
|
Yaaqshiid
waa [[degmo] katirsan gobolk
Banaadir
. waxay ku taalaa waqooyi bari ee magaalada
Muqdisho
.waana dagmada koowaad ee ugu baaxada weyn gobalka banaadir.
Inkastoo ayna jirin tirakoob rasmi ah hadana dadka degan waxaa lagu qiyaasaa . oo qof.
Degmadan qabiil ahaan waxaa Ku badan beelaha Abgaal, Habargidir iyo sheekhaal
- Carafaat
- Towfiiq horseed iyo heegaan
- Junugale
- janaraala daaudd
- cali caarif
- tookyadda yaaqshiid
- Ceymiska
- mahad alle
- Ceel Tuba-weyne
- Fagax
- sii sii
. xaafada tookiyo
- Suuq bacaad
- xafada buula geesale
- Xaafada Buulo Badarey
- Geed qalooc
- Afrta Darjiino
- jiira garoob
- ayaan daran
- beerta raaxada ee ganacsadaha imran
- Baar ayaan
- siliga towfiiq
- Waqda (Gubta)
- Suuqa xoolaha
- Xafada cayl Turcaye
- xafada saxansaxo
Deggmadan waxey ka qayb gashay tartamo fara badan oo xilli ee ciyaaredka dagmoyinka gobolka
Banaadir
.
Waxeyna dhowr gor kuguleysatay kobka dadmoyinka waxeyna kuguleysatay kalimaha kowaad iyo labad walow mesha kamarneyn kalmaha sadaxad.
yaaqshiid kaalinta ciyaarah runtii lama soo koobi karo waxaa soo maray ciyaartooy waa weyn iyo kooxo aad u waayeen libaaxyadii tiinleey iyo geed qalooc iyo kooxdii aan ka dhicin ee sharma arke waxaa kaloo la iloobi karin kooxdii bishaaro muumin ee axmadeey qiyaarkeey dhanka kubada kolayga waxaa jirtay kooxdii alnaciim ee ku guulaysatay koobkii loo dhigay alaha u naxariistee cabduqaadir yaxye alnaciim waxaa hogaaminaayay gudoomiye yaasiin cabdule oo ku magac dheeraay yaasiin jeeri waxaana tababare u ahaay alaha u naxariistee tababarahii kooxda alnaciim macalnka yaaqshiid mudane cabdi dhacoob oo gacan ka gardaran dishay isaga iyo gudoomiyahii dagmadaba markii loo dhigay qarax miino alaha u naxariistee dagmada waxaa dagan reer nuur xiireey oo ka mid yahay cimraan nuur xiireey
- Hotel Jidah Hotel Jiinow
- Hotel Al-Huda
- Suuqa Sanca
- Ceelka Caaneyste
Suuqa Juungal
Bisha
|
1
|
3
|
3
|
4
|
5
|
6
|
7
|
8
|
9
|
10
|
11
|
12
|
Sanad
|
Heerka kulka dhexdhaxaadka ee kuleelka daran (°C)
|
30.2
|
30.2
|
30.9
|
32.2
|
31.2
|
29.6
|
28.6
|
28.6
|
29.4
|
30.2
|
30.6
|
30.8
|
30.2
|
Heer kulka dhexdhexaadka ah ee kuleelka hoose (°C)
|
23.0
|
23.4
|
24.9
|
25.6
|
24.9
|
23.7
|
23.1
|
23.0
|
23.4
|
24.3
|
24.2
|
23.5
|
23.9
|
?Roobab (mm)
|
0
|
0
|
8
|
61,74
|
61,66
|
82,88
|
64,64
|
44,2
|
25,74
|
32,9
|
42,76
|
9,44
|
492,8
|
{{Jiho
|Bari =
Kaaraan
|Woqooyi Galbeed =
Dayniile
|Koofur =
Shibis iyo bondhere
|Woqooyi Bari =
Huriwaa
|Galbeed =
Wardhiigley
Zahruuja primary and secondary school
Waxaa la aas aasay 28-4-2021
Waxuu ku yaala dagmada yaaqshiid kasoo
Hor jeed ka saldhiga yaaqshiid
== Mahad naq ==
Alle ayaa mahad leh oo inoo fududeyay
Dhismaha iskuulka iyo milkiilaha iskuul
Ka mrs zahra Ahmed hassan oo bixisay
Lacag gaareysa 7800% dollar waxayna
Ku bixisay dhismaha iskuulka iskuul
Kuna ayada ayaa loogu magac daray
Is qorista way socotaa wali iskuulkuna
Waa lacag la’aan waxaad noogu soo
Hagaagi kartaa Number : 0613487537
masaajidda
- Saldhiga dagmada yaaqshiid
- Xarunta degmada yaaqshiid
- xarunta laanta suuqa towfiiq
- xarunta telefeshinka qaranka
- xaruntii ceemiska
- Xarunta Xanaanada Xoolaha
- Warshadda Dacaska
- Banaadir Printing Centre waxay ahayd Madbacad, Intii u dhaxaysa 2000-2002 waxaa ku yaalay Idaacad ku hadli jirtay Afka Dawladdii C/qaasim Salaad Xasan
=OLOMBIG
- MUSTAQBAL
- SAHAL
- Taaj
- Jubba Express
- EAGLE PRINT SOLUTIONS
Madbacada Boorarka Eagle
- camuudi
- Dirac Internet Cafe
- tabaarak wireless
imran khan wireless