Skunks
|
|
Xoor
|
Kala soocida cilmiga ah
|
Boqortooyo:
|
Animalia
|
Faylam:
|
Chordate
|
Gacalka:
|
Naasley
|
Dirka:
|
Hilibcun
|
Subdirka:
|
Caniformia
|
Bahka sare:
|
Musteloidea
|
Bahka:
|
Mephitidae
Bonaparte, 1845
|
G
|
Conepatus
Mydaus
Mephitis
(nooca)
Spilogale
|
|
Skunk genera ranges
|
Xoorka
(
Af Ingiriis
:
Skunk
;
Af Carabi
:
ar
) (sidoo kale loo yaqaano "
Xoor Dubbur
") waa
xayawaan
naasley
ah kaasi oo lagu yaqaano
dhuuso
aad u qudhmuun. Waxaa jira noocyo badan oo xoor ah kuwaasi oo leh midabo kala gedisan, qaarkood midab madoow, halka kuwo kale leeyihiin midab coowlan ama mid isku dhex jir ah.
Intaas waxaa dheer, xoorku waa xayawaan hilibka cuna, wuxuuna inta ugu badan ku dhaqan yahay duurka.
Muuqaalo
Sidoo kale fiiri
Tixraac