War

Ka Wikipedia
Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira

War ( Af Ingiriis : News ; Af Carabi : ar ‎) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal , muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah. [1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

Idaacadaha Soomaaliga [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

Linkiyo [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: