Sawir muujinaya
Ugaadsato
badan.
Sawir-gacmeed ay ka muuqato guuto ugaadhsato ah.
Ugaadhsi
,
Ugaarsi
(
Af Ingiriis
:
hunting
) waa shaqada iyo khiyaanada lagu qabto ama dilo
xayawaan
duurjoog
ah.
Qofka wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa
Ugaadhsade
.
Dad badan oo wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa
Ugaadhsato
.
Ugaadhsiga iyo
qadhaabsigu
waa labada hab ee
dadku
isticmaali jireen tan iyo
qarniyo
badan ka hor
ilbaxnimadii
aadamaha.
Marka la ugaadhsanayo waxaa la isticmaalaa hub kala duwan. Wakhtiyadii hore waxaa la isticmaali jirey
leeb
iyo
qaanso
, laakiin
dunidan casriga
ah maanta waxaa la isticmaalaa
qori
,
madi
,
waran
iyo noocyo kale oo hub ah.
Laakiin qofka
qadhaabsatoda
ah waa mid xirfad iyo
aqoon
fiican u leh
dhirta
, sababtoo ah midhaha qaar waa
sun
lagu dhinto.