Shimbir
(
Template:Lang-yen
;
Af Carabi
:
ar
) waa xayawaan ama noole awooda inay duulaan ayagoo adeegsanaya baallahooda. Qaarkood duulimaadkooda wuu dheeryahay, qaarna wuu kooban yahay. Shimbiraha way badan yihiin wayna kala duwan yihiin. Qaarkood wey wayn yihiin, qaarkoodna way yar yihiin. Qaarkood wey dheereyaan oo
xawaare
sare ayay ku duulaan, qaarna way soo gaabiyaan oo
xawaare
yar ayay ku duulaan.
Shimbirta waxee leedahay Gafuur dhuuban iyo indho yar yar.
shimbiruhu waa noolayaal aad u fiican