Run
(
Af Ingiriis
:
Truth
;
Af Carabi
:
ar
) waa sida ugu saxsan ee
war
ama xaalad tahay.
[1]
Runta waxaa ka soo horjeeda
been
. Sidoo kale runtu waa sheegida xaqiiqada sida ugu saxsan ee dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan
diimaha
, filosofiga, iyo
cilmigu
wuxu aad u dhiirigeliyaan sheegida runta, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.
Diinta Islaamku
waxay faraysaa dhamaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu
ciqaabi
doono aakhirada.
Guud ahaan, runtu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee
aduunka
ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si
maqal
,
muuqaal
ama
qoraal
ah.
[2]
Addoommada Ilaahay runta way jecel yihiin.
[3]
Inta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto. Hal diin oo run ah ayaa jirta. Markhaatiyaasha Yehowah waxay horumariyaan runta iyagoo xaqiijinaya xaqiiqooyinka.