Nancy
|
---|
![](//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/6/61/20230905_Nancy_Mcdonie_%28%EB%82%B8%EC%8B%9C_%EC%A1%B0%EC%9B%94_%EB%A7%A5%EB%8B%A4%EB%8B%88%29_04.png/230px-20230905_Nancy_Mcdonie_%28%EB%82%B8%EC%8B%9C_%EC%A1%B0%EC%9B%94_%EB%A7%A5%EB%8B%A4%EB%8B%88%29_04.png) Nancy ee 2023
|
Ku dhashay
| Nancy Jewel McDonie
(
2000-04-13
)
Abriil 13, 2000
( 24jir)
Daegu,
Koonfur Kuuriya
|
---|
Naanees
| Lee Geu-roo
[1]
|
---|
Shaqada
| Idol
|
---|
Xirfad muusik
|
Nooca fanka
| K-pop
|
---|
Qalabka
| Cod
|
---|
Sanadaha Shaqada
| 2011-hada
|
---|
Calaamadaha
| MLD
|
---|
Falalka la xiriira
| Momoland
|
---|
|
Nancy Jewel McDonie
[2]
(Abriil 13, 2000), xirfad ahaan loo yaqaan
Nancy
(
Kuuriya
:
낸시
), waa heesaa Kuuriya-Maraykan ah iyo jilaa. Waxay xubin hoore ka tahay kooxda gabdhaha
Momoland
, oo la aasaasay Noofambar 10, 2016 ee
Finding Momoland
.
Waxay ka qalinjabisay
Dugsiga Farshaxanka Hanlim
9, 2018, halkaas oo ay ardayad ka ahayd Qaybta Muusiga.
[3]
[4]
Nancy waxay ku noolayd Maraykanka ilaa 6 sano. Wareysiga khadka tooska ah ee "Tingle Interview", Nancy waxay ku sheegtay inay ku dhalatay Daegu, Koonfur Kuuriya, laakiin ku kortay
Ohio
, Mareykanka.
[5]
Wareysi ku saabsan iyada oo lagu dhex milmay laba dhaqan oo kala duwan Nancy waxay tiri, "Mar walba waalidkey waxay ii sheegeen in ay jiraan laba dhaqan oo aan xiriir la leeyahay tan iyo yaraanteydii."
[6]
[7]
[5]
- ↑
Newsen
. May 9, 2019
https://web.archive.org/web/20211214154724/https://n.news.naver.com/entertain/article/609/0000104266
. Waxaa laga kaydiyay
the original
December 14, 2021
. Soo qaatay
December 14,
2021
.
- ↑
. September 21, 2016
https://web.archive.org/web/20200924201007/https://www.etnews.com/20160921000411
. Waxaa laga kaydiyay
the original
September 24, 2020.
- ↑
民衆의소리
. February 9, 2018
https://web.archive.org/web/20201018175005/http://www.vop.co.kr/A00001253902.html
. Waxaa laga kaydiyay
the original
October 18, 2020
. Soo qaatay
August 11,
2020
.
- ↑
서울經濟
. February 9, 2018
https://web.archive.org/web/20201227154906/https://www.sedaily.com/NewsView/1RVMXDK0QB/GL0701
. Waxaa laga kaydiyay
the original
December 27, 2020
. Soo qaatay
August 11,
2020
.
- ↑
5.0
5.1
https://web.archive.org/web/20210416020704/https://www.youtube.com/watch?v=JSqd5muz7GE
, waxaa laga kaydiyay
the original
April 16, 2021
, soo qaatay
2021-04-16
- ↑
Donga
https://web.archive.org/web/20200830190307/https://www.donga.com/news/amp/all/20200625/101685688/9
. Waxaa laga kaydiyay
the original
August 30, 2020
. Soo qaatay
August 16,
2020
.
- ↑
Kang, Sun-ae (June 25, 2020).
SBS Entertainment News
https://web.archive.org/web/20201227154958/https://sbsfune.sbs.co.kr/news/news_content.jsp?article_id=E10009947329
. Waxaa laga kaydiyay
the original
December 27, 2020
. Soo qaatay
August 16,
2020
.