Nabiyada islaamka
waa nabiyo badan oo lagu sheegay quraanka.Dadka muslimiinta waxay aaminsanyihiin in ilaahay oo
nabiyada
u soo diray dadka banii'aadanka si ay jidka toosan u qaadtaan.Quraanka waxaa ku qoran Nabi muxammad (CSW) iyo nabiyada kale in ay faafiyaan hadalada
Ilaahay
.Nabiyada ku qoran quraanka badankood waxaa laga heli karaa diimaha kale.Quraanka waxaa ku qoran 25 nabi
Xadiithkana
waxuu sheegaa kuwo kale.
NABI ADAN