Xayawaan
|
|
Noocyo ka mid ah xayawaanka, gaar ahaan naasleyda.
Kooxda 1aad:
fiidmeer
, obossum,
kangaroo
.
Kooxda 2aad: mole,
dadka
, seal-ka.
Kooxda 3aad:
Dabangaale
, bangolin,
Maroodi
.
Kooxda 4aad: blatypus, lemur,
deero
.
Kooxda 5aad:
nibiri
, mole,
buti
.
Kooxda 6aad: armadillo,
dameer farow
, maroodi dhuux.
|
Kala soocida cilmiga ah
|
Qeybo kale
|
- Clade Australosphenida
- Ausktribosphenida
- Monotremata
- Eutriconodonta
- Gobiconodonta
- Multituberculata
- Trechnotheria
|
Qaar ka mid ah noocyada kala duwan ee Naasleyda ah, sida:
Fiidmeer
,
Kaangaruu
, Maroodi-badeed,
bani-adam
,
Dabagaale
,
Dacawo
,
Maroodi
,
Deero
,
Nibiri
,
Buti
,
Dameer farow
iyo kuwo kale.
Naasley
(
Af Ingiriis
:
mammal
;
Af Carabi
:
ar
) waa qayb ka mid ah
xayawaanka
oo ka duwan noocyada kale ee
noolaha
sida
shimbiraha
iyo
xamaarato
sababtoo waxay leeyihiin
timo
,
sadex lafood
dhegaha
dhexdooda,
naaso
dhedigu
leeyahay, iyo
unugyo
maskaxda
ku yaala oo loo yaqaano
neocortex
.
Maskaxda
Naasleydu waxay maamushaa
heerkulka
jidhka
iyo
isku-wareega dhiiga
ee ka yimaada
wadnaha
.
Naasleyda waxaa ka mid ah xayawaanka ugu wayn
dunida
, sida
Nibiriga
, iyo xayawaanka ugu caqliga badan
dhulka
, sida
dadka
iyo
maroodiga
.
Qaab-dhismeedka Naasleydu intooda u badan waa
jidh
leh
afar lugood
iyo
lafdhabar
, inkastoo kuwa ku nool
biyaha
iyo
hawada
ka duwan yihiin.
Dadku
waa Naasley leh
labo lugood
iyo
lafdhabar
dheer oo isku xidha waaxyaha
jidhka
.
Xajmiga jidhka naasleydu wuu kala duwan yahay, tan ugu yar oo ah
Fiidmeerta
40 mm (1.2?1.6 in) ilaa kan ugu wayn
Nibiriga
33 mitir
(108 ft).
Naasleyda Dhedig
waxay leedahay
tiro
kala duwan oo
naaso
ah, kuwaas ooy nuujiyaan ilmahooda.
Sanadkii 2006dii
noocyada naasleyda
dunida
waxaa lagu sheegay ineey yihiin 5,416 species.