Meitneriyaam
Meitneriyaam
(
ingiriis
: Meitnerium) astaanta (
Mt
) waa
curiye
kimiko oo tirada
atomkiisu
tahay boqol-iyo-sagaal (109).
Curiyaha Meitneriyaam waa
bir
ka tirsan
Transitional Metalska
ee
guruubka 9aad
iyo
heerka 7aad
ee
Diwaanka Curiye
iyo guruubka
d-block
.
Curiyahan Meitneriyaam lama helo ayadoo dabiici ah, laakiin laabka (laboratory) ayaa lagu diyaarin karaa.
Curiyahan Meitneriyaam waxay leedahay hal
isotope
oo dagan
278
Mt taasi oo noolaan karta wakhti dhan
7.6 ilbiriqsi
. Sanadkii 1982kii ayaa markii ugu horeeysay lagu sameeyay xarunta cilmi-baarista ee The GSI Helmholtz Centre for Heavy Ion Research ee ku taala Darmstadt, dalka Jarmalka.