Time
(
Af-Soomaali
Taaym
), oo sumaddeeda ganacsigu tahay
TIME
oo far-taagan ah (Waawayn), waa
Shantiris
(Majalad) todobaadle ah oo ka soo baxda waddanka
Maraykanka
. Waxay wada jaal yihiin dhiggeedda tifaaftirka
Yurub
Time Europe
(
Af-Soomaali
Taaym Yurub
) oo
Landhan
ka soo baxda, iyo
TIme Asia
(
Af-Somaali
Taaym Eeshiya
) oo
Hong Kong
ka soo baxda.
Time, caddadkeedii ugu horreeyey wuxuu soo baxay sanadkii
Maarso
3
,
1923
, waxaana soo saaray
Briton Hadden
iyo
Henry Luce
, waxayna noqotay Shantiriskii ugu horreeyey ee todobaadle ah ee ka soo baxa waddanka
Maraykanka
.
Time
waxaa looga hadlaa dadka caanka ah iyo waxyaalaha la xiriira, sida, 100 ka qof ee adduunka loogu jecel yahay, loogu necebyahay, ugu geesisan, uga dhiirran, iwm.
Waxaa la sheegaa in magaca
TIME
uu yahay ereyo laga soo gaabiyey "
The International Magazine of Events.
" oo la cno ah "
Shantiriska Caalamiga ah ee Dhacdooyinka
"
Waqtigaan la joogo, tifaaftiraha
Time
waa
Richard Stengel
;
Priscilla Painton
,
Adi Ignatius
iyo
Michael Elliottna
waa u qaybsanaaysha maamulka shantiriska.