한국   대만   중국   일본 
Madfac - Wikipedia Jump to content

Madfac

Ka Wikipedia
Madfac

madfac waa gumaca hoobiyaha, waa hubka ugu koowaad, oo dad badan oo soomaali ah, nafta ka qaaday, kan labaad neh waa qorayga AK_47 . Madfaca Maalin kasto oo cid Gurigeeda ku soo dhacaa. marka oo qarxaayo neh, halmar oo dad badan nafta kawada qaadaa.!!