Iskuwareega
goobada
dunida
oo muujineysa xaariijimaha
loolasha
iyo
dhigaha
.
Lool
(
Af Ingiriis
:
latitude
;
Af Carabi
:
ar
) oo wadarteedu tahay
Loolal
waa nidaamka isku-xidhka
xaglaha siman
cabirka
juquraafiga
oogada dhulka
.
Xaglaha Loolasha waxaa lagu cabiraa
degree
.
Lool waa xariijimaha
xagasha
0° oo ah
dhulbadhaha
ka bilaabma ilaa 90°
cidhifka waqooyi
iyo 90° kale dhanka
cidhifka koonfureed
. Xariijimaha loolashu waa kuwo isgarab socda oo ka yimaada
bari
ilaa
galbeed
ayagoo ku wareegaya
goobada dhulka
.
Cabirka
loolasha
iyo
dhiguhu
waa
halbeega
lagu calaamadeeyo
oogada dhulka
ayagoo tilmaamaya barta saxda ah ee meeshaas.
Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada
Muqdisho
waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).
= Halbeega Loolasha =mars iyo moon
Sharaxaada Amerigo Vespucci ee
xaglaha
dhigaha.
Dhigaha
iyo loolasha waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo bar ama meel
oogada dhulka
ka mid ah.
Tusaale ahaan, barta ay dhacdo magaalada Muqdisho waa Loolka 02°02′W (waqooyi) iyo dhigta 45°21′B (bari).
kulu laha waqooyi
Goobada Aartikada