Lee Jung-jae

Ka Wikipedia
Lee Jung-jae
Lee ee Maarso 2021
Ku dhashay ( 1972-12-15 ) Diseembar 15, 1972 ( 51jir)
Seoul , Koonfur Kuuriya
Shaqada
  • Atoore
  • moodel
Sanadaha Shaqada 1993?hada
Wakiil
Korean name
Hangul
Hanja
Revised Romanization I Jeong-jae
McCune?Reischauer Yi Ch?ngjae

Lee Jung-jae ( Kuuriya 이정재 ; dhashay Diseembar 15, 1972 ) [1] waa atoore reer Koonfur Kuuriya ah iyo moodel hore. Wuxuu kasbaday dareenka adduunka oo dhan doorkiisa Seong Gi-hun ee taxanaha Netflix Squid Game .

Nolol [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Bishii Janaayo 2015, Lee wuxuu xaqiijiyay inuu shukaansanayay Im Se-ryung. [2] Lee wuxuu hore u shukaansaday Kim Min-hee . [3]

Tix [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. Artist Company https://web.archive.org/web/20211004222102/http://www.artistcompany.co.kr/portfolio-item/lee-jung-jae/ . Waxaa laga kaydiyay the original October 4, 2021 . Soo qaatay October 13, 2021 .   Barameter aan la aqoon |url-status= ignored ( caawin ); Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  2. " 'Squid Game' Lee Jung-jae shares his thoughts about marrying Im Se-ryung after 7 years of dating on JTBC's 'Newsroom' " KBIZoom.
  3. "Actress Kim Min-hee enjoys limelight again @ HanCinema" . www.hancinema.net.