한국   대만   중국   일본 
Laasciidle - Wikipedia Jump to content

Laasciidle

Ka Wikipedia
laasciidle

lasidle

????????
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Country File:Flag of somalia.svg   Somaliland
Deegaanka Saaxil
Degmo Laasciidle
Dowlada
 ? Nuuca Gobolka saaxil
 ? Duqa-magaalada Maayirka alamagan ,maayirku xigeenka cumar caraale, xooghayaha bahmajeelo isixaaq
Joogga
0 m (0 ft)
Tirada dadka
 ? Dhammaan 50,000 oo ruux
Aag saacadeed UTC+3 ( EAT )
Furaha +252 63
Cimilo BWh

lasidle (som. laasciidle [1] ) ( Af Soomaali : laasciidle , Af Carabi : ar ‎) waa magaalo ku taala bariga magalada berbera dad ka ku nool waxay u badan yihiin xoolo dhaqato magaalada waxaa ku yaala dugsi hoose, dhexe iyo mid sarre waxa dega. Habarjeclo gaar ahaan muuse abokor iyo cumar kasii ahaan beelaha bahmajeelo iyo alamagan iyo beesha caraale ee cumar jibriil beelahan ayaa waxay dagaan oo kale degaanada Ceel baxay, Raari buul iyo beylah male , xidida,garbada,waxarikayeedhay waana deegaano ka mid ah degmooyinka gobolka Saaxil, gaar ahaanna kuwa ugu qadiimsan.

Degmadan waa mid kamida degmooyinka ugu waaweyn gobolka saaxil degmadan waxay caan ku tahay xoolo dhaqashada,waxa kaloo laga soo guraa malmalka,beeyada iyo fooxa.

deganka baragiga Saaxil waa laba degmo xagal iyo Laasciidle degmada waxa dega beelaha aan soo sheegey . Laasciidle waxa hoosyimadda deegaanada xeebta dherersan odhan sida laasmuuse,Ganbaxo,karin iyo ceeldaraad.karin ,ganbaxo iyo qaar kale oo badan.

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. name="undp"