Kwon Yu-ri

Ka Wikipedia
Kwon Yu-ri
Yuri ee 2019
Ku dhashay ( 1989-12-05 ) Diseembar 5, 1989 ( 34jir)
Goyang, Gyeonggi, Koonfur Kuuriya
Waxbarashada Jaamacadda Chung-Ang
Saxiixa
Xirfad muusik
Nooca fanka K-pop
Qalabka Cod
Sanadaha Shaqada 2007?hada
Calaamadaha SM
Falalka la xiriira Girls' Generation
Girls' Generation-Oh!GG
SM Town
Website Official website

Kwon Yu-ri (dhashay Diseembar 5, 1989), oo ay sifiican u garaneyso magaceeda Yuri , waa heesaa Kuuriyada Koonfureed, jilaa.  Marka laga reebo howlaha kooxdeeda, waxay ka shaqeysay dhowr telefishan sida Fashion King (2012), Local Hero (2016), Gogh, The Starry Night (2016) iyo Innocent Defendant (2017). Sanadkii 2013, ayey filimkeedii ugu horreeyay ka soo muuqatay No Breathing .

2018, waxay sameysay kulankeedii ugu horeeyay ee soloist iyada oo leh EP-da ugu horeysa The First Scene .

Xiriirinta dibedda [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]