Kuliyada Tababarka Macalimiinta
Jaamacada Camuud
Amoud University
????? ????
|
---|
|
|
Motto(s):
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
|
La Aasaasay
| sanadkii 1996
;
18 sano
ka hor
|
---|
Wakhtiga La Bilaabay:
| sanadkii 1998
|
---|
Maamulka:
| Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
|
---|
Tirada Ardeyda:
| 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
|
---|
|
? Nuuca
| 5 km bariga magaalada
Borama
|
---|
? Tirada Shaqaalaha:
| 238 prof., macalin iyo shaqaale
|
---|
Area
| 5.5 km
2
(2.1 sq mi)
|
---|
? Land
| 4.3 km
2
(1.7 sq mi)
|
---|
Aag saacadeed
| [[UTC
UTC
]]
|
---|
? Xagaa (
DST
)
| UTC+2
|
---|
Website
| Amoud University
|
---|
Qeybaha:
9ka Kuliyadood
(faculty) (sanadka 2012)
-
|
Kuliyada Tababarka Macalimiintu
(
ingiriis
: Teacher Training Program) waa tabobar iyo
waxbarasho
labo sano ah ooy
Jaamacadda Camuud
siiso macalimiin iyo arday laga soo xulo deegaano badan oo kala duwan oo ka mid ah
Somaliland
iyo
Puntland
.
Dhinaca kale,
sanadkii 2003da
Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah
labo sano
diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada
Somaliland
iyo
Puntland
.
Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho
noloshooda
iyo waxbarashadooda.
[1]
[2]