한국   대만   중국   일본 
Kul - Wikipedia Jump to content

Kul

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan Kuleylka. Qoraalo kale fiiri "Kulul".
Boga Kuleyl halkan ayaa laga soo toosiyay.
Walax aad u kulul

Kul ama Kuleyl ( Ingiriis : heat; carabi : ?????) waa heerkulka shay, curiye , walax ama wax kasta leeyahay. Cilmiga Fisikisku wuxuu kulka ku sharaxay awood socota oo u kala gudbeeysa labo walxood oo heerkulkoodu kala sareeyo.

Heerkulka waxaa lagu qiyaasaa Salsiyas (celsius) ama Kelfin (kelvin).