Kobalti
Kobalti
(
ingiriis
: Cobalt) astaanta (
Co
) waa
curiye
kimiko oo leh lambar
atom
labaatan-iyo-todoba ah.
Curiyaha Kobalti waa
bir
, adag, oo laga helo
Qolofka dhulka
ayadoo ku ladhan macdano kale.
Kobalti markay kaliga tahay waa bir adag, cuf wayn leh, midabka
naxaasta
oo casuus ku jiro leh.
Macdanta
Kobalti ku dhex jirto tan iyo wakhtiyadii hore ayaa loo isticmaali jirey isku qurxin iyo in lagu dahaadho walxaha kale.