Kaabayaal

Ka Wikipedia

Kaabayaal ( Af Ingiriis : infrastructure ; Af Carabi : ar ‎) waa waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah. [1] Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada. [2] Kaabayaasha bulshada waxaa ka mid ah jidka , Laamiyada waaweyn , Buundooyinka , Biyo-xidheenada , wasakh-qaadeyaasha , wado tareen , dekedaha , koronto gudbinta , isgaadhsiinta , gego diyaarad iyo kuwo kale oo badan.

Hordhac

Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho. [3]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
  2. O'Sullivan, Arthur ; Sheffrin, Steven M. . Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN   0-13-063085-3 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  3. Fulmer, Jeffrey. PEI Infrastructure Investor (July/August): 30?32.   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: