한국   대만   중국   일본 
Jineefa - Wikipedia Jump to content

Jineefa

Ka Wikipedia
Aragtida guud ee Jineefa

Jineefa (ama Jeneefa , af- Faransiiska Geneve, af- Jarmalka Genf) waa magaalo ku taalla waddanka Iswisarland . Waa magaalada labaad ee ugu weyn waddankaas, waxaana lagu qiyaasaa dadka ku nool 206.109. Koonfurta galbeed ee waddankaas ayay ku taallaa, waana magaalada ugu wayn ee qaybta af- Faransiiska lagaga hadlo. Jeneefa waxa ay saldhig u tahay hay'ado badan oo caalami ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay , sida Ururka Caafimaadka Aduunka (OMS/WHO), Hay'adda Laanqayrta Cas (International Red Cross) iyo Hay'adda Ilaalinta Xuquuqda Bini'aadanka (Human Rights Watch).

Linkiyo banaanka ah [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]