Jimmy Wales
Waxa uu dhashay 7-08- 1966 waa maal qabeen marykan ah waana mid kamida aasaasayaasha waxa looyaqaano Wikipediyaha waxa uu ku dhashay gobolka
Alabama
ee wadanka marykanka. wax barshaddiisii uulada amaba yaraanta waxa uu kusoo qaatay
dugsi
gaar ah. waxa uu qaatay shahaadooyinka
Bachelor's Degree
iyo
Master's Degree
ee cilmiga dhaqaalaha .