- Kani waa maqaal ku saabsan beelaha Jibraacin,
Habar Cafaan
,
Gadabuursi
.
Jibraacin
(
ingiriis
; Jibra'en;
carabi
: ??????) sidoo kale loo yaqaano reer
Sheekh Jibriil
waa beelo waaweyn ka mid ah labo iyo tobanka beelood ee
Beesha Habar Cafaan
,
Gadabuursi
ee deegaanka ku ah
Waqooyi Soomaaliya
, maanta loo yaqaano
Somaliland
.
[1]
[2]
Si la mid ah shacabka ku dhaqan deegaanadaasi, beelaha Jibraacin waa
dad
beerooleey
iyo
xoolo
-dhaqato mutacalimiin iyo ganacsato waaweyn oo caan ka ah degaanadaa, kuwaasi oo beero waaweyn ku leh deegaanada hoos yimaada
Somaliland
iyo
deegaamada Soomaalida Itoobiya
. Waxaa intaas dheer,
cuqaal
iyo hogaamiyayaal badan ayaa ka dhashay beesha, kuwaasi oo qeyb libaaxleh ku lahaa
boqortooyinkii
ka jiray gobolka
Awdal
. Aqoonyahano xilal sare ka soo qabtey dowladii hore ee
Soomaaliya
[3]
iyo mida
Somaliland
ayaa ka dhashay beesha Jibraacin.
Guud ahaan beesha Jibraacin waxay u kala baxdaa afar qeybood, waxaana curad u ah Reer Qaalib Cismaan Jibriil.
Hadii aan wax ka yara taataabto beesha jibraacin waxay u kala baxdaa sidan soo socota
(7)
- Reer Qaalib Cismaan
- Reer Odawaa
- Reer Yusuf
- Reer Aadan
- Reer Ali Guud
- Reer Boor
' Reer ba muuse case
Jibraacin waa beelo
deegaan
ku ah
gobolka
Awdal
, nawaaxigeeda ilaa
gobolka Soomaali Galbeed
ee wadanka
Itoobiya iyo waliba wadanka Djibouti halkaa oo ay deganyahiin rag badan oo ka mid maalqabeenada ugu caansan wadanka Djibouti
.
Beelaha Jibraacin waa dad nabad iyo wanaaga jecel, tolnimo iyo jeernimo ba aad u tixgaliya. Sidoo kale waa umad
waxbarashada
iyo
ganacsiga
iyo horumarka aad u jecel taasina waxay suura galisay inay yeeshaan tiro badan oo
mutacaliimiin
ah oo heer
jaamacadeed
ah; tani waa mida sobobtay maamulkasta oo laga dhiso
Somaliland
inay noqdaan dadka dhex muuqda oo xilal muhiimana ka qabta.
Beelaha Jibraacin waxaa ka dhashay tiro badan oo aqoonyahno, culimodiin, waxgarad, siyaasiyiin, salaadiin, ganacsato iyo tiro badan oo qurbojoog ah. Dadka caanka ah ee ka soo jeeda beesha waxaa ka mid ah: