Jasiirada Marshall

Ka Wikipedia

Coordinates : 7°4′N 171°16′E  /  7.067°N 171.267°E  / 7.067; 171.267

Jasiirada Marshall ama Jamhuuriyadda jasiirada Marshall waa wadan jasiirado ah oo ku yaalo Badweynta Baasifik dhinaca qaarada Ooshiyaaniya . jasiiradaan waxaa soo gumeestay dalka Mareykanka , waxoona xornimada siiyay 1986dii. Dhaqaalaha jasiiradaan waxee aad ugu tiirsantahay dhinaca kaluumeesga, waxeena aad ula ganacsataa wadamada mareykanka iyo Jabaan . Jasiiradaan waxa ee soo saarto waxaa ka mid ah kaluunka, saliida, biyaha macaanka,sigaarka iyo saliida timaha. Luqada looga hadlo waa af ingriis.