Qoyska Cali bin Abi Daalib
Qoyska Cali bin Abi Daalib waa aabihiis Dalib ibn Cabd al-Mudalib , hooyo Fatima bint Asad , labo gabdhood iyo sadex wiil ooy walaalo yihiin, todoba xaas , sadex-iyo-toban ilmo ah oo u kala baxa toban-iyo-kow wiil iyo labo gabdhood .
Aabe: Dalib ibn Cabd al-Mudalib Hooyo: Fatima bint Asad
waxa kasoo jeeda qabiilada soomaaliyeed ee loo yaqaano reer sh isxaaq waxa ay ku abtirsadaan zaynul caabidiin binu xuseyn binu cali binu abi daalib waa tafiir ilaahay barakeeyey sababtoo ah ilaahay isaguu barakeeyey