한국   대만   중국   일본 
Jaandi - Wikipedia Jump to content

Jaandi

Ka Wikipedia

Jaandi

xadhig birta Jaandiga ka samaysan.

Jaandi ( ingiriis : Alloy) waa bir jilicsan oo ka samaysan iskujir milan hal , labo ama sadex curiye . Inta ugu badan jaandiga waxaa laga sameeyaa biraha naxaasta , aayronta , dahabka , koberta , nikelka iyo kuwo kale oo badan oo la isku dhex daray.

Jaandigu waa bir jilicsan la qaloocin karo taas oo aad ugu fiican gudbinta kulka iyo korontoda . Noocyada ugu caansan ee jaandiga waxaa la mid ah isku dhisyada solder, brass, pewter, phosphor bronze iyo amalgam.