?????? ??????? ??????????
Ismaamulka Dawladda Falastiin
|
|
Qaarada
|
Baraiga Dhexe
|
Astaanta Calanka
Biladi
|
|
Caasimada
|
Qudus
|
Luuqada(ha) Looga hadlo
|
Af-Carabi
|
Ka xoroobay
|
dhinaca siyaasiinta iyo israaiil
|
-
|
Taakiikh
|
15
Nofeembar
, 1988
|
Area
|
-
|
Total
|
6,020km2 km²
224,080
sq mi
|
-
|
Biyo (%)
|
lama ogo
|
Cadadka Dadka
|
-
|
2009
qiyaas
|
4,835,249 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali
|
Lacagta
|
(dinaar, pownd, iyo sheqel)
|
Wakhtiga
|
UTC
|
Ismaamulka Falastiin
(
Af-Carabi
?????? ??????? ??????????)
waa Dowlad loo sameeyay shacabka falastiin sanadka marka oo ahaa 1993dii.
Dawladdaan waxee ka koobantahay
Marinka Gaza
iyo
Daanta galbeed
.
wadamada badankooda wee aqoonsanyihiin jiritaanka Dawladda falastiin, laakiin waxaa jiro wadamo ka mid ah wadamada galbeedka oo wali aqoonsaneen. Ismaamulka Dawladda Falastiin kama mid ahan
Qaramada Midoobay
sabab la xiriirta aqoonsi la'aanta. Dawladdaan malahan ciidamo qalab sida oo difaaca shacab falastiinta sabab la xiiirta gumeesiga yahuuda oo diidan in ee ciidamo yeeshtaan cabsi ee ka qabaan darteed.
Maamulka falastiin waxaa la aas aasay sanadka marka oo ahaa 1993, waa markii oo dhacay
Kulankii Oslo
, waxaana ka soo qeeb galay madax ka kala socoto falastiiin iyo israaiil. Kulanka oslo waxoo ku saabsanaa in ee labada qeebood hishiis ku kala gaaraan, kala qeebsiga dhulka
falastiin
iyo joojinta guryo dhiska ee yahuuda kawadeen.
Falastiin