Ibn Haytham

Ka Wikipedia

Ibn Heytham ( Carabi : ??? ??????) Muxamed bin Xasan bin xuseyn bin Heytham Abuu Cali Albasri 965-1039, waa caalim Muslim ah kaas ku caan baxay aqoonta Xisaabaadka , Araga ( Optics ), Ingineernimada.