Hugo Shafes
ama
Hugo Chavez
(Dhashay (28dii
Luuliyo
1952
) waa nin siyaasi iyo askari oo madaxweyne ka ahaa dalka
Fanansuwela
ilaa taariikhda marka ee eheed labadii
Febraayo
1999
.Shafes waa madaxwaynihii 53aad ee dalka Fanansuwela oo ku taalo qaarada
Ameerikada koonfureed
.waxaana loo doortay si sharci ah.Xukumada shafes waa hanti wadaag, waxeena ku caanbaxday baaqa ama yeedhmada uu hadh iyo habeen ku baaqayo in lamideeyo Siyaasadda ameerikada koonfureed.Ninkaan waa nin neceb siyaasiinta
Mareykanka
iyo dalalka ee sxb'ka yihiin.
Shafes waa nin militari ah, waxoona taariikh aad u dheer la leeyahay ciidamadiisa.waxa uu isku dayay sanadkii
1992
. inqilaab kaas oo ka fashilmay.waxa uu markaas. inqilaabayay daldii madaxwayne carlos.anmdares.isla markaas chavez waxaa loo taxaabay jeelka wxaana jeelka lagasoo daayay.
1994
.isla markaas waxa uu aasaasay dhaqdhaqaaq uu ugu magac daray {jamhuuriyadii shanaad.}waxaanuu ahaa dhaqdhaqaaq bidix ah oo sheeganayay in uu ku hadlo magaca dadka faqiirka ah. kadib.waxaa loodoortay madaxwayne.
1999
waxa uu noqday madaxwynihii 53aad ee ay yeelata jamhuuriyadda
Venezuela
.waxaa lagu doortay kadib markii uu dadka faqiirkaa ugu balanqaaday in uu noloshooda wax ka qaban doono. sidoo kale waxaa dib loo doortay
2000
iyo {2006}ilaa hadana waa madaxweynaha dalkaas. waxa uu si xoogle ugu baaqay in wax loo qabto dadka reer buuliifiya ee ay hayso cunta xumidu. haddii aan eegno shacbiyadiisu waa mid aad u balaadhan .oo waxaa taageera dadka .fiqiirka .ah oo u badan .wadankaas. waxa kale oo uu saaxiiibo iyo .taageerauyaal ku leeyaya. caalamka oo idil waa madaxwayne aad u jecel dadka faqiirka ah waxna u qabta. waa hanti wadaag.aad u hufan.oo jecel in uu kaga dhabeeyo waxa uu afka ka idhaahdo waxaa dhacday in mar la inqilaabay {2002}taas oo ay dhamaan dadkii faqiirka ahaa.oo dhamai ay isosootubeen shaaricyada iyo wadooyinka waawayn iyaga oo leh hanaloosooceliyo madaxwaynahaygii dhabta ahaa. Chavez waxa kale oo uu taageeraa arainta
Falastiin
.
madaxwayne.chavez.waxa aad looga jecelyahay.dhamaan caalamka oodhan.gaar ahaan dawladaha.kacaanka.nidaamkoodu.ku salaysanyahay.waxa.uu saaxiib layahay.hogaamiyayaal.badn.oo caalamka .kacaana.
Halkan waxaa.ka uraysa ukun qudhuntay.hadalkaa,waxa uu yidhi.kadib.markii.uu.ka khudbadaynayay.meel waxyar.kahaor.bush.kahadlay.
Sidoo kale mar uu qaramada midoobey ka hadlayay waxaa laga hayaa "xoogaa ka hor shaydaanki ayaa halkan joogey" isagoo madaxweyne buushkii mareykanka ku tilmaamaya inuu yahay shaydaan ,,,, shafes mar uu u jawaab celinayey boqorkii hore ee isbeyn ,juan carlos,,kaas oo shafes kuyir ;war aamus, xilli lagu gudajiray shir ka socday dalka
Jili
wuxuu yiri sida tan 500 oo sano ayaan halkan joognaa marna meynaan aamusin, weliba in buqor nagu yiraa kuma aamusayno, boqorku waa hogaamiye dal sideydoo kale, kaliya farqiga inoo dhexeeya waa in saddex jeer 63% la igu doortay, waxaannahay madax dawladeed oo isku heer ah, hoggaamiyihi dhaladka evo morales iyo boqorka isbeyn juan carlos waa isku mid
chavez.waxa uu sooeryay.safiirkii.aykulahayd dawlada.yuhuuda.ee.qasabka.ku haysata.falstiin.kadib.markii.yahuudu.ay.weerar.baabiina.ku qaaday.gaza.bilawgii.2009ka.
madax wayne chavez waxa uu .aad uga cadhooday kadib markii wadanka honduraas ee ameerikada dhexe uu inqilaab kadhacay inqilaabkaas oo xukunkii ay ciidamadu kagala wareegeen madax.wayne.silay.oo ay isku siyaasad dhawaayeen madaxwayne chavez.waxa uu ku hanjabay in uu shiidaalka ka jari doono dawlada hunduras.haddii aan lasooceli madaxwayne silaya
madaxwayne chavez waxa uu gacan aad u dheer ku leeyahay wadamada .
ameerikada koonfureed.
waxa uu taageero aan gabad lahayn oo noocwalba ah siiyaa jabhada kadagaalanta dalka
Kolombiya
ee loo
yaqaano
Fuerzas Armadas Revolucionarias de Colombia),
jabhadaas oo ah jabhad kacaan ah mudo dheerna halgan kula jirtay wadankaas.waxa
kale oo la ogyahay in uu sabab u ahaa in ay dalalka lajaarka ah ama dalalka ameerikada koonfureed badidoodi ay bedelaan siyaasadii hore ee ahayd maraykan daba socodka oo maanta la ogyahy in badidoodu ay ku dhaqmaan siyaasad saaxiibkood chavez..
dhawaanahan madaxwayne chavez waxa uu taageeradii aadka ubadnayd ee uu caalmka ku lahaa ku waayay
kadib markii uu dastuurka wadanka bedely bedelaadaas oo u ogolaatay in uu waligii ahaado madaxwayne
qore.
sidoo kale Shavez waxa uu sanadkan 2012 ku guulaystay doorashooyinkii ka dhacay
Fanansuwela
halkaas oo uu sii hayndoono talada ilaa sanada 2016Da.sida la ogyahay waxaa sanadkan 2012 laba jeer laga daweeyaya xanuunka kansarka.
Waxa si rasmi ah loo sheegey shantii March in madaxwaynihii chavez uu geeriyooday kadib markii uu mudo dheer la ildarnaa xanuunka kanserka.