Hub
waa qalab la isticmaalo marka lagu jiro
Dagaalka
si loo baabi'iyo cadowga iyo qalabkiisa.
Wixii ka dhacay
Soomaaliya
1988
malaha waa ka sii foolxun. Markii
Hargeysa
la duqeeyay ayaa dadkii deganaa lagu khasbay inay qaxaan. Askarta ayaa markaas
miinooyin
ku aasay guryihii laga tagay. Markii uu dagaalku dhammaaday ayay qaxootigii dib u laabteen, balse waxaa lagu naafeeyay ama lagu dilay qaraxyo qarsoon.
[1]
?
Ilaahay
dadkiisa wuxuu baraa sida nabad loogu noolaado.
Kitaabka quduska
markuu ka hadlayay natiijada ka iman doonto waxbarashadan, wuxuu yiri “Iyana waxay seefahooda ka tuman doonaan marashiyo, warmahoodana manjooyin, oo quruunina quruun kale seef uma qaadan doonto, oo innaba mar dambe dagaal ma ay baran doonaan.”?Ishacyaah 2:3, 4.”
- ↑
Land Mines?Weighing the Cost