Garoosni
(
Af-Ruushka
Гро?зный) Waa caasimada Jamhuuriyada Kamidka Ah jamhuuriyadaha
Ruushka
ee looyaqaano
Jeejniya
waxaa ladhisay sandkii 1818 magaaldani waxa ay soomartay dagaalo iyo ishaysiyo aad ubadan oo uu u danbeeyaay kii dhexmaray ciidamada Ruushka iyo Gooni u goosadayaashii Jeeejniyiinta sandkii
1996
dagaalkaas oo magaalda gaadhsiiyaay burbur iyo Khasaare aad u balaadhan.