Dugsiga Sare ee Camuud
Jaamacada Camuud
Amoud University
????? ????
|
---|
|
|
Motto(s):
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
|
La Aasaasay
| sanadkii 1996
;
18 sano
ka hor
|
---|
Wakhtiga La Bilaabay:
| sanadkii 1998
|
---|
Maamulka:
| Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
|
---|
Tirada Ardeyda:
| 4,000+ ardey (sanadkii 2012)
|
---|
|
? Nuuca
| 5 km bariga magaalada
Borama
|
---|
? Tirada Shaqaalaha:
| 238 prof., macalin iyo shaqaale
|
---|
Area
| 5.5 km
2
(2.1 sq mi)
|
---|
? Land
| 4.3 km
2
(1.7 sq mi)
|
---|
Aag saacadeed
| [[UTC
UTC
]]
|
---|
? Xagaa (
DST
)
| UTC+2
|
---|
Website
| Amoud University
|
---|
Qeybaha:
9ka Kuliyadood
(faculty) (sanadka 2012)
-
|
Dugsiga Sare ee Camuud
(Amoud High-school) waa
dugsi sare
oo ku ooli jirey deegaanka
Camuud
ee
5ta km
waqooyi bari ka xiga magaalada
Borama
, gobolka
Awdal
,
Somaliland
.
Deegaanka
Camuud
waa dhul
beeroleey
ah oo dhaca
5 km
waqooyi bari magaalada
Borama
. Deegaankan oo leh dooxyo dhowr ah, sida Dooxa Qoor-gaab, ayaa waxuu caan ku yahay beeraha
khudaarta
iyo
midhaha
.
Jaamacada Camuud
waxay ku taalaa koonfurta deegaanka
Camuud
, taasi oo ah meesha loogu magac daray jaamacada.
[1]
Qisaastii
wakhtiyadii
gumeysiga
Ingiriisku
maamuli jiray
Waqooyiga Soomaaliya
ayaa wuxuu dhisay dugsi sare oo loogu magac daray deegaanka Camuud, waa
Dugsiga Sare ee Camuud
.
[2]
Tan iyo wakhtigii dowladii Siyaad Bare dugsiga Camuud wuxuu ahaa iskool ardeydu wax ka bartaan isla mar ahaantaana dhex dagan yihiin, sababtoo ah magaalada wuu ka go'naa dugsiga sare ee
Camuud
.
[3]
Ka dib, burburkii dowladii
Soomaaliya
ayaa keenay in Dugsiga Sare ee Camuud isna burburo, kaasi oo dib loo soo nooleeyay
sanadkii 1996kii
markii la isla gartey in laga dhigo
Jaamacada Camuud
.
[4]
}}
[5]