한국   대만   중국   일본 
Dubniyaam - Wikipedia Jump to content

Dubniyaam

Ka Wikipedia

Dubniyaam


Dubniyaam ( ingiriis : Dubnium) astaanta ( Db ) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay boqol-iyo-shan (105). Curiyaha Dubniyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye , taas oo miisaanka atomkeedu yahay 268.

Curiyaha Niyobiyaam waxaa loogu magac daray magaalad Dubna ee ku taala dalka Ruushka , meeshaas oo markii ugu horeeysa laga helay. Birtan waa mid aad culus oo ka mid ah biraha guruubka d-block .