Dream Concert
(드림콘서트) waa mid ka mid ah xaflada muusiga
K-pop
wadajirka ah ee Koonfur Kuuriya, kaas oo ay sanad walba martigeliso Ururka Soosaarayaasha Madadaalada Kuuriya (KEPA) ilaa 1995.
[1]
Sannad kasta, tiro ka mid ah fanaaniinta K-pop-ka ugu caansan sanadka ayaa ku soo biira xaflada bandhigyadooda.
[2]
- ↑
http://www.kepa.net/company/greetings_eng
. Soo qaatay
7 October
2018
.
- ↑
. 2 April 2018
http://www.koreaherald.com/view.php?ud=20180402000951
. Soo qaatay
7 October
2018
.