Dhismeyaasha Xaafada Axmed Guray, magaalada
Boorama
,
Somaliland
.
Dhismaha xarunta
Shirkada Isgaariinta Hormuud
magaalada
Muqdisho
,
Soomaaliya
.
Dhisme
(
Af Ingiriis
:
Building
;
Af Carabi
:
ar
) waa shey weyn oo ka samaysan
sees
,
gidaaro
,
saqaf
(roof),
albaabo
iyo
daaqado
kaasi oo noqon kara
aqal
ama
wershad
. Sida caadiga ah dhismuhu wuxuu soo maraa hab iyo nidaam loo yaqaano
dhisid
, kuwaasi oo qaradooda iyo weynidoodu kala weyn tahay.
[1]
Sida caadiga ah, dhisidu way ka duwan tahay wax samaynta, sababtoo ah waxaa nidaamka dhisidu leeday wado u gaar ah.
Hordhac
Dhisidu waa habka samaynta dhisme laga kor taagay oogada sare ee dhulka. Dhisidu waxay u kala baxdaa dhowr qeybood kuwaasi oo ugu muhiimsan tahay
dhisida dhismeyaal waaweyn
sida
dabaqyo
dhaadheer,
laamiyada
waaweyn,
buundooyinka
iyo wixii la mid ah. Sidoo kale waxaa dhisida ka mid ah dhismayaasha yaryar sida
aqalada
iyo wixii la mid ah.
[2]
Nidaamka Dhisida
Sida caadiga ah, dhisidu waxay ka soo bilaabantaa heshiiska shirkada wax dhisaysa iyo cida maalgelinaysa. Shirkada dhismuhu waxay leedahay khubaro iyo injineero isla markaaba diyaariya shaxda dhismaha.
[3]
Marka la isla afgarto shaxda iyo qaabka dhismaha ayaa waxaa bilaabanta dhisida
seeska dhismaha
, sidaasi ayaa marba wax loogu sii daraa ilaa dhismaha laga dhamaystirayo.
Muuqaalo
Sidoo kale fiiri
|
---|
|
Noocyada dhismaha
| |
---|
|
Waaxyaha dhismaha
| |
---|
|
Walxaha dhismaha
| |
---|
|
La xidhiidha
| |
---|
Xigasho
- ↑
Compare:
, Merriam-Webster
http://www.merriam-webster.com/dictionary/construction
, soo qaatay
2016-02-16
,
[...] the act or process of building something (such as a house or road) [...].
- ↑
Halpin, Daniel W.; Senior, Bolivar A., (4 ed.), Hoboken, NJ:
John Wiley & Sons
, p. 9,
ISBN
9780470447239
https://books.google.com/books?id=ky1GHdiORn4C
, soo qaatay
May 16,
2015
- ↑
Chitkara, K. K., New Delhi: Tata McGraw-Hill Education, p. 4,
ISBN
9780074620625
https://books.google.com/books?id=nmiMyNhKQooC
, soo qaatay
May 16,
2015