Warood

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Degmo )

Warood ( Af Ingiriis : district ;) waa meel degmo ku dhextaala ama ka mid ah Magaalo ama gobol.Degmooyinka waxay leeyihiin maamulo u gooni ah, waxayna degmada usii kala baxdaa xaafado. Degmo waxay noqon kartaa qayb ka mid ah juquraafiga .