한국   대만   중국   일본 
Cumar Sharmaarke - Wikipedia Jump to content

Cumar Sharmaarke

Ka Wikipedia
Cumar Sharmaarke
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe ]]
Xafiiska
24 Diseembar 2014 ? 1 Maarso 2017
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Maxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyay Cabdiweli Sheekh Axmed
Ku xigay Xasan Cali Khayre
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe ]]
Xafiiska
14 Feebaraayo 2009 ? 21 Sebtembar 2010
Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmad
ka horeeyay Nuur Xasan Xuseen
Ku xigay Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar)
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay ( 1960-06-18 ) 18 Juun 1960 ( 63jir)
Muqdisho , Soomaaliya
Xisbiga ka madax banaan
Alma mater Jaamacada Carleton
Saxiixa File:Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke signature.svg

Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed

wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010 . Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas . [1]

Noloshiisa shaqsiyadeed [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Sharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960 -kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,

wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  1. News, ABC. https://abcnews.go.com/International/wireStory/somalias-president-appoints-prime-minister-45680284 . Soo qaatay 2017-02-23 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  2. "Nuqul Archive" . Africa Review. 17 December 2014. Waxaa laga kaydiyay the original 18 Bisha Laba iyo Tobnaad 2014 . Soo qaatay 18 December 2014 .   Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored ( caawin ); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= ( caawin )