Category : Koon

Ka Wikipedia

Koon [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Muuqaalka guud ee Koonka .

Koon ka ( ingiriis : Universe) waa jiritaanka guud ee dhamaan Meereyaasha [1] , Xidigaha , Galaagsiyada , baaxado banaan iyo wixii ku dhex jira ee Walax matter , noole iyo wax walba oo kale ah.

Koonku aad ayuu u balaadhan yahay waxana lagu qiyaasaa in ka badan 90 bilyan sanadka-iftiinka [2] .

Sida uu sheegay Cilmi Fallagu koonkan eeynu ku nool nahay waxa jira in ka badan bilyan meere, kuwaas oo ku baahsan geesaha koonka .


  1. Tusaale ahaan: Xareed, Suge. Luuliyo Studio. ISBN   0-521-45759-9 .   Maqan ama ebar |title= ( caawin )
  2. Ismail Suge. BuuggaShaabuuga Boggiisa.7 [1]

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 7 oo ah qeybaha hoose waana 7 oo dhamaantood ah.

C

J

M