한국   대만   중국   일본 
Cal Madow - Wikipedia Jump to content

Cal Madow

Ka Wikipedia
cal madow File:Flag of somalia.svg   Somaliland

Buuraha Cal Madow   Somalia waxay ku yaalaan gobolka Sanaag . Cal madow waxay wax yar u jirtaa magaalada Laas Qoray buurtaan waa buur aad u qurux badan oo markeeda hore loo dalxiis tagi jiray.Buurta dherekeeeeda waxay u dhaxaysaa 700 ilaa 800 oo mitir.waxay buurtan dhereran tahay ilaa ceerigaabo ilaa meel udhow xuduuda gobolka bari ee puntland Somalia.

Garanuug geed saloolanaysa File:Flag of somalia.svg   Somaliland
Head details File:Flag of somalia.svg   Somaliland

Sidoo kale fiiri [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Tixraac [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

Xigasho [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]

  • "Nuqul Archive" . Happy Tours. Waxaa laga kaydiyay the original 15 Bisha Lixaad 2013 . Soo qaatay 13 June 2013 .   Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored ( caawin ); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= ( caawin )