Cabitaan
(
carabi
: ?????
taliyaani
: bevanda
ingiriis
: drink) waa
dareere
dhadhan macaan, dhanaan, qadhaadh ama dhexdhexaad ah leh oo
qabow
ama
kulul
oo
dadku
cabaan.
Waxa jira noocyo badan oo cabitaanka ah, kuwaas oo lagu kala sooco darajada
heerkulkooda
, sida qaboow iyo kuleyl. Waxaa ka mid ah cabitaanka kulul:
shaah
,
koofiga
iwm.
Dhanka kale, cabitaanka qaboow waxaa la mid ah: Koka-kolada,
khudaarta
shiidan iwm.