Amazake waa caano-bariis laga isticmaalo Jabaan
Koob caano dhir
Caanaha
qumbaha
Caanaha dhirta
(
Af Ingiriis
:
Plant milk
;
Af Carabi
:
ar
) waa
caano
laga sameeyo dheecaanka
qaar ka mid ah dhirta
.
[1]
Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada
aduunka
tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay
qumbaha
ayaa laga sameeyaa caano.
Hordhac
Noocyo badan oo dhirta ah waxay leeyihiin
midho
leh dheecaan cad oo marka la miiro noqda caano. Sidaas ay tahay dhirta qaar waxaa caanaha laga miiraa
jirida
geedka.
[2]
Noocyada ugu caansan caanaha dhirta waxaa ka mid ah: caanaha soyga, caanaha almondka, caanaha bariiska, caanaha qumbaha iyo caanaha looska.
Sharaxaad Nafaqada
Nafaqada caanaha lo'da, soyga iyo almond
|
|
Caanaha lo'da
(lagu daray vitamin D)
[3]
|
Caanaha Soyga
(aan sonkor lahayn;
Kaalshiyaam, vitamins A iyo D lagu daray)
[4]
|
Caanaha Almond
(aan sonkor lahayn)
[5]
|
Kaloriga (koob, 243 g)
|
149
|
80
|
39
|
Borotiin (g)
|
7.69
|
6.95
|
1.55
|
Dux (g)
|
7.93
|
3.91
|
2.88
|
Dux dufan (g)
|
4.55
|
0.5
|
0
|
Carbohydrate (g)
|
11.71
|
4.23
|
1.52
|
Fibre (g)
|
0
|
1.2
|
0
|
Sonkor (g)
|
12.32
|
1
|
0
|
Kaalshiyium (mg)
|
276
|
301
|
516
|
Potassium (mg)
|
322
|
292
|
176
|
Sodium (mg)
|
105
|
90
|
186
|
Vitamin B12 (μg)
|
1.10
|
2.70
|
0
|
Vitamin A (IU)
|
395
|
503
|
372
|
Vitamin D (IU)
|
124
|
119
|
110
|
Cholesterol (mg)
|
24
|
0
|
0
|
Sawiro
- Noocyo kala duwan Jalaatada
-
-
-
-
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
Tixraac
|
---|
|
Xoolaha laga helo
| | |
---|
|
Dhirta laga helo
| |
---|
|
Noocyada
| |
---|
|
Wax soo saarka
| |
---|
|
La xidhiidha
| |
---|
|
|
- ↑
Beeton, Isabella
. pp. 258?60.
- ↑
Wong, Venessa (August 21, 2013).
BusinessWeek
http://www.businessweek.com/articles/2013-08-21/soy-milk-fades-as-americans-opt-for-drinkable-almonds#r=hpt-fs
.
- ↑
"Milk, whole, 3.25% milkfat, with added vitamin D"
Archived
Maaj 16, 2018 //
Wayback Machine
, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.
- ↑
"Soymilk (all flavors), unsweetened, with added calcium, vitamins A and D"
Archived
Maaj 16, 2018 //
Wayback Machine
, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.
- ↑
"Beverages, almond milk, unsweetened, shelf stable"
Archived
Agoosto 20, 2017 //
Wayback Machine
, United States Department of Agriculture, Agricultural Research Service.