한국   대만   중국   일본 
Buur Gaaban - Wikipedia Jump to content

Buur Gaaban

Ka Wikipedia
Buur gaabo

Buur gabo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Dalka   Soomaaliya
Gobol Bari
Magaalo Bosaso
La Asaasay 1821
Aag saacadeed UTC+3 ( EAT )

Buur Gaaban Waa Tuulo ku taal Gobolka Bari ee Dalka Soomaaliya, Buur gaaban waa Deegaan Xeebeed ka mid ah deegaanada ku teedsan Bada cas , ilaa 45 kiiloomitir ayeey dhnak bariga ka xigtaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ee Puntland Soomaaliya .

Deegaankan xilli hore ayaa la degay, waxaana la degnaa mudo dheer oo qarni dhaafsiisan. Wxay deris dhow latahay Magaalada Bacaad oo ay wax aan badnayn isu jiraan.