Beerta rays
Rays garden
|
---|
![](//upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/c3/Rays_garden.jpg/650px-Rays_garden.jpg) Beerta Rays.
|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
|
|
Wadanka
|
Somalia
|
---|
Meesha
| Boosaaso
|
---|
|
La furay
| 2017
|
---|
Gacanta ku haya
| Wasaaradda Duurjoogta, Dalxiiska iyo Isbeddelka Cimilada
|
---|
Muga
| 2,400 Square kilometre
|
---|
Beerta Rays
Waxay ku taalaa Magaalada
Boosaaso
ee Xarunta gobolka
Bari
Puntland
,
Soomaaliya
. Waa goob nasniino oo laga heli karo adeegyo kala duwan, cuntooyin, hoolalka Shirarka iyo aroosyada iyo deegaan qurux badan oo indhaha u wanaagsan.
Sanadkii 2017 ayaa si rasmi ah Beerta Rays waxaa Xariga Si wada jir ah uga jaray Xurmadle
Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin
Iyo Madaxweyne
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo
. Rays waxay ka mid tahay meelaha ugu quruxda badan ee loo Nasashada tago Magaaalada Boosaaso.
Inta badan waxay beertu marti gelisaa Shirarka waaweyn, kulamada aqoon is-weydaarsiga (Seminars), bandhigyada, iyo munaasabadaha aroosyada, meherka, dhalashada iyo kuwa la midka ah.
Waxaad ka heleysaa cunooyin nadiif ah, oo tayo wanaagsan leh, cabitaano diyaarsan kulayl iyo qaboow, Waxaadna heleysaa goobo si khaas ah (special) aad ugu cuntayn karto.
Waxaa heli kartaa xarunta jir dhiska oo casri qalab casri ah yaalo. Garoomo lagu ciyaaro kubadda cagta, orodada iyo ciyaaraha jimicsiga.
Guuf ahaan waxaa laga heli karaa Beerta jewi degan oo cidkasta nasniino gelinaya.
[1]
- ↑
https://www.daljir.com
? ugaas-xasa...
Web results
Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweyne Farmaajo qado-sharaf u ...