Bas
(
Af Ingiriis
:
bus
;
Af Carabi
:
ar
) waa baabuur ween oo dad badan lagu qaado. basaska wee kala duwan yihiin, mid waxaa jiro lagu safro, midneh magaalada ayoo ku wareegtaa. baska waxoo leeyahy leesin u gaar ah, woo ka duwan yahay midka baabuurta.
basaska somalia ka shaqeeyo, waxaa u badnaa markii hore Kostaro, waa basas dhaadheer, hadda waxaa ku badan, caasiga, waa iska bas yar.