한국   대만   중국   일본 
Afro-Aasiyatik - Wikipedia Jump to content

Afro-Aasiyatik

Ka Wikipedia

Afro-Aasiyatik waa qoys luqadda oo laga helo Waqooyiga Afrika , Geeska Afrika , iyo Bariga Dhexe . Waxaa ka mid ah Af-Soomaali iyo Af-Carabi .

Afafka Afro-Aasiyatik

Sidoo kale eeg [ wax ka badal | wax ka badal xogta ]