Abella Danger
|
---|
Danger 2017
|
Ku dhashay
| (
1995-11-19
)
Nofeembar 19, 1995
( 28jir)
[1]
|
---|
Naanees
| Bella Danger
|
---|
Sanadaha Shaqada
| 2014?hada
|
---|
Abella Danger
(waxay dhalatay Nofeembar 19, 1995) waa atariisho Mareykan
filimada galmada
.
[2]
Waxay ku dhalatay magaalada
Miami
ee gobolka
Florida
.
Bella waxay magaceeda ka xushay Bella, oo macnaheedu yahay qurux
Talyaani
.
Abella waxay jishay filimkeedii ugu horreeyay ee jinsi ah bishii Luulyo 2014 ee Bang Bros,
[3]
ka dibna waxay ka guurtay Miami una guurtay Los Angeles, halkaas oo ay ku jilay 8 filim oo kale. Waxaa loo doortay inay noqoto Aktarada ugufiican bisha Twistys.com bishii Luulyo 2016. Waxay heshay casuumaad ay kagaqeyb gasho Bandhigga Madadaalada Dadka Waaweyn ee AVN. Magaceeduna wuxuu ku fiday banaanka warbaahinta qaangaarka ah, sida loogu xusay joornaalada sida
Elite Daily
[4]
iyo
Times International Business
.
[5]
- ↑
Abella Danger
.
Internet Adult Film Database
.
- ↑
Abella Danger
.
Internet Adult Film Database
.
- ↑
"Nuqul Archive"
. Waxaa laga kaydiyay
the original
2016-03-08
. Soo qaatay
2021-06-04
.
- ↑
https://www.elitedaily.com/dating/sex/adult-film-star-on-set-stories/1826731
- ↑
https://www.ibtimes.com/how-virtual-reality-bringing-acting-back-porn-industry-2357887