•  


Central Bank of Somalia
The Wayback Machine - https://web.archive.org/web/20121023154855/http://www.somalbanca.org:80/

A Free Template From Joomlashack

A Free Template From Joomlashack

Euro Exch.Rates

23.10.12
Currency Rate
USD 1.3005
JPY 103.8400
BGN 1.9558

Who's Online

We have 46 guests online
The Somalia National Flag

The Central Bank Of Somalia

Central Bank of Somalia
PROPERTIES PDF Print E-mail

 

BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA

OGEYSIIS & DIGNIIN

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Banaadir, uga digayaa in aysan iibsan, dhisan, oodan, una isticmaalin deegaan ahaan, dhulalka bannaan iyo dhismayaasha uu Bankiga milkiyadda u leeyahay ee ku kala yaal degmooyinka Gobolka Banaadir.

Haddaba, Hantida Bankiga oo ah Hanti Qaran, Cidii isku deyda inay iibsato, dhisato, oodato, ama u isticmaacsho deegaan ahaan, waxaa lagu wargalinayaa inay khasaare kala kulmi doonto, isla markaana sharciga lala tiigsan doono. , waxayna kala yihiin hantidaasi , sida soo socota:-

Liiska Hantida Guurtada & Maguurtada ee Bankiga

No.

Hantida

Goobta uu ku yaal

1

Xarunta Bankiga Dhexe

Degmada Xamar weyne

2

Garaashka Bankiga Dhexe

Degmada Xamar weyne

3

Dugsiga Tababarka Shaqaalaha Bankiga

Degmada Xamar weyne

4

Bankiga Salaam

Degmada Xamar weyne

5

Guriga Guddoomiyaha Bankiga

Degmada Hodan Zone Digfeer

6

Guriga Agaasimaha Guud Bankiga

Degmada Hodan Zone Digfeer

7

Guryaha Shaqaalaha Bankiga Dhexe & Dhul Banaan

Degmada Mediina

8

Warshada Dayactirka & Isgaarsiinta Bankiga

Degmada Yaaqshiid

9

Shirkadda FIMA

Degmada Shangaani

10

Laanta Madaganayaasha

Degmada Boondheere

11

Naadiga Bankiga Dhexe ee Liido

Degmada Cabdicasiis

12

Guryaha Shaqaalaha Bankiga Ganacsiga

Degmada Hodan (Kasa popolare)

13

Laba Guri Madaxeed

Degmada Hodan (Kasa popolare)

14

Laanta Bankiga ee Wardhiigleey

Degmada Wardhiigleey

15

Laanta Bankiga ee KM4

Degmada Waabari

16

Laanta Bankiga Wadajir & Guryaheeda

Degmada Mediina

17

Laanta Shariif Abbow

Degmada Shangaani

18

Xarunta Dhexe Bankiga Ganacsiga

Degmada Shangaani

19

Laanta 1aad ee Bankiga (Napoli)

Degmada Shangaani

20

Laba guri dabaq ah (ka soo horjeedka Wakaalada Xooga Korontada Umadda)

Degmada Xamar weyne

21

Xarunta Keydka Shidaalka ee Bankiga

Degmada Hodan

22

Xarun Bankiga (ka soo horjeedka Warshada Xiirey Qaasim

Degmada Mediina

23

Guri Deegaan (kasoo horjeedka Dugsiga 21-ka October

Degmada Waabari

24

Guriga Guddoomiyaha Bankiga Ganacsiga

Degmadda Boondheere

25

Guriga uu degganaa Safiirka Ingiriiska

Degmadda Boondheere

26

Guryo Shaqaale (Jaango’an)

Degmadda Boondheere

27

Laanta Fagax ee Bankiga

Degmada Yaaqshiid

28

Laanta Hodan ee Bankiga

Degmada Hodan

29

Laanta Bankiga ee Wakaalda Muuska

Degmada Shangaani

30

Dhismaha Croce Del Sud (Qayb ka mid ah)

Degmada Xamar weyne

31

Dhismaha Alto Modo

Degmada Xamar weyne

32

Guri Deegaan (dhabarka Dugsiga sare Bartamaha)

Degmada Shangaani

33

Laba Guri deegaan (isku dhegen) Mariino

Degmada Cabdicasiis

34

Garaash weyn (sarta Xeyle bariise)

Degmada Heliwaa

35

Warshada Baastada & 18 guri oo ay isku meel kuwada yaalaan

Degmada Yaaqshiid

36

Dhul Banaan (Warshada Baastada)

Degmada Yaaqshiid

37

Laba guri oo min laba dabaq ah (madaxda warshada baastada)

Degmada Yaaqshiid

38

Laba guri oo kuyaal Dugsiga Sare Banaadir agtiisa

Degmada Hodan

39

Warshada iyo Dhulka Ferro Somala

Degmada Kaaraan

40

       Sopral ee ku dhow xabsiga dhexe

Degmada Xamar jajab

41

Dhulweyn Jaziira Xooga korontada

Degmada Madiino

42

Dhulweyn & Ceel Aagga KM 8

Wadada Muqdisho-Afgooye

43

Xarunta NSS-ta (Godka Jilicow)

Degmada Boondheere

44

Guri Dabaq ah (Koogaar agtiisa)

Degmada Boondheere

45

Guri laga wareejiyey Mahdi Shariif

Degmada Xamar jajab

46

Dhismaha Qaybta Xiriirka Dibadda

Demadda Shangaani

Sidoo kale Daweynaha ku nool Gobollada iyo Degmooyinka Dalka waxaa iyana looga digayaa inayan ku kedsoomin oo ayan iibsan, degin, dhisan ama oodan hantida Bankigu ku leeyahay Deegaanadaas ee isugu jira Xafiisyo iyo Guryo Shaqaale oo uu leeyahay Bankiga.

 

Agaasinka Guud

 Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

 

 

 

 

Currency Conversion

- "漢字路" 한글한자자동변환 서비스는 교육부 고전문헌국역지원사업의 지원으로 구축되었습니다.
- "漢字路" 한글한자자동변환 서비스는 전통문화연구회 "울산대학교한국어처리연구실 옥철영(IT융합전공)교수팀"에서 개발한 한글한자자동변환기를 바탕하여 지속적으로 공동 연구 개발하고 있는 서비스입니다.
- 현재 고유명사(인명, 지명등)을 비롯한 여러 변환오류가 있으며 이를 해결하고자 많은 연구 개발을 진행하고자 하고 있습니다. 이를 인지하시고 다른 곳에서 인용시 한자 변환 결과를 한번 더 검토하시고 사용해 주시기 바랍니다.
- 변환오류 및 건의,문의사항은 juntong@juntong.or.kr로 메일로 보내주시면 감사하겠습니다. .
Copyright ⓒ 2020 By '전통문화연구회(傳統文化硏究會)' All Rights reserved.
 한국   대만   중국   일본